Jamciyada Al-Falaax oo ah Mid Khayri ah ayaa Kutub iyo Timir ka Qaybisay Deegaano Sanaag ka mid ah

August 18, 2011

Jamciyada Al-Falaax oo ah Mid Khayri ah, ayaa Kutub iyo Timir ka Qaybisay Deegaano Sanaag ka mid ah.

Jamciyada Al-Falaax  ayaa Deeq Timira ah Gaadhsiisay  Agoon ku sogaan Badhan,Sidoo kale Jamciyada ayaa Qaybisay Kutub quraan  Masaajidka Al-Nuur Badhan Waxana Deeqdaasi Timirta iyo y Kutubta Quranka ah  Soo Dhiibay Walalaaha Khayrka  Jecel ee Ku Nool i Emartka kuwaasi oo soo Mariyay Jamciyada AL-Falaax.

Jamciyada Al-Falaax waxay  Ogaysiinaysa Walaalaha Khayrka Jecel meel-walbay  Joogaanba oo doonaya inyaa Zakada Somaliya u soo diraan iny  Waxay Jamciyada Al-Falaax ku war Galin inay la xidhiidh Macluumaadkan si ay u soo Mariyaan Zakada.
Badha Shik Maxamuud Maxamed Cumar tel 0025290799886 Dhabshile

Dhahar  Sheikh Saalax Maxamed Nuur 0025290-78585
Laasqoray Sheikh Mohamed Said Xaaji  tel 0025290764058.

Akhri waxbqakada Al-Falaax  

Daawo Shaqada ay ka qabteen Laasqoray

Alfalaax Links