Laas Qoray

Alfalaax oo caawinaadi ugu horeesey ka qabtay Masjidka Al Nor ee Las qoray

Kaalmo dhaqaale ee  ku dee qeen walaalo muslim ah ayaa musqul iyo 50 kutub ee quraanka kariimka ah iyo mushamac cusub lo dhigay masjidka.

Waxaan ka rajeeneynaa walaalaha muslimka oo meel walba jooga in naga caawinaan hawlaha laga wado masjidyada  iyo malcaamadaha.

Ilaahay waxaan ka baryeyna in dadkii nala shaqeeyey iyo dadka nagu deeqey dhaqaalaha aan shaqada ku qabanay in ilahhay miisaanka xasanaadka u saaro maalinta akhira (Amin).

Halkan ka fiirso sawirada masjidka, nimanka shaqada ka qabtay iyo waxa laga bedeley iyo lagu kordhiyay.

Waxaan ka codsaneyna dadka qorba joogta oo reer laas qoray ah inay caawinaad joogta ah ay uga deeqaan masjidka iyo malcaamada laas qoray.

Waxaad kala xiriiri kartan Sheikh Mohamed Said Xaaji ee magaalada Laas qoray Numberka 0025290764058

Custom Search

Alfalaax Links