War degdeg Masjidka Ceelaayo

November 5, 2011

Warbixin cusub oo naga soo gaarey maamulka masjidka Ceelaayo oo ka Qayla dhaaminaya Dayac Tiri uu u baahan yahay Masaaajidkaasi.

Sida ku Cad Sawiro laga soo qaaday masaajidka waxa ka Muuqata Baahiyo Guud sida dhimayaasha  Bur Bur ka Muudo.

Sawiradan ka fiirsada dayactirka Masjidka uu u baahanyahay.

Qofkii taageera dhaqaaleed doonaya in uu ku sadaqeesto masjidka dayactirkiiska fadlan hala xiriiro

Sheikh Saalax Maxamed Nuur 0025290-785859

Comments

One Response to “War degdeg Masjidka Ceelaayo”

  1. Maxamud Ahmed Salah on November 7th, 2011 4:20 pm

    WAXAAN KALOO RAACINAYAA
    SAWIRADA MASJIDKA WAXABA LAGAMA ARKO EE FADLAN MAY EMAILKAYGA IIGU SOO DIRA HADAAD AWOODAAN
    INSHA ALAAHU

Got something to say?





Alfalaax Links